Aqalka Cad oo Wajahaya Isku-dhac Siyaasadeed Kadib Guuldarradii Doorashada, JD Vance iyo Elon Musk oo Hadal-haynta 2028-ka Bartamaha u Galay..

Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Aqalka Cad maxaa ka soconaya ka dib guul-darradii doorashada? Fara isku taag-taagga bilowday, JD Vance oo soo bandhigay afar qodob oo Jamhuurigu ku guuleysan karaan 2028-ka oo ay ka mid tahay wax ka badalka xiriirka Israail: Elon Musk oo walaacsan, tirtirayna qoraaladiisii doorashada ka dib markii nus bilyan oo ku bixiyay doorashadu shaqayn waysay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Guuldarrada Xisbiga Trump Waxba Kama Beddelayso Siyaasadda Mareykanka ee Iiraan, Weerar Cusubna Jawaab Adag Ayuu La Kulmi Doonaa.

Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Hoggaamiyaha sare ee Iiraan, Mojtaba Khamenei, oo ka hadlay doorashada Mareykanka ee looga adkaaday xisbiga Trump ee Jamhuuriga ayaa...