{DAAWO SAWIRADA} Duqa Baladweyne oo kormeeray Mashaariic horumarineed oo ka socoto Magaalada.

Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Duqa Magaalada Beledweyne, Marwo Nadar Tabaax Maalin, ayaa kormeer rasmi ah ku tagtay dhismaha iyo fulinta mashaariic kala duwan oo horumarineed kuwaas oo hadda si habsami leh uga socda caasimadda gobolka Hiiraan.

Magaalada Beledweyne waxaa ka socda mashaariic waaweyn oo lagu dhisaayo waddooyinka laami ah oo casri ah, taasi oo wax weyn ka beddeli doonta isku-socodka dadka iyo gaadiidka iyo bilicda magaalada.

Kormeerka Duqa Magaalada uu ku sameeyay mashaariicdan ayaa waxaa ku ay ku soo beegmeeysaa xilli magaalada Beledweyne ay ka socdaan dadaallo lagu horumariraayo kaabayaasha dhaqaalaha.

Kormeerkan ayaa ujeeddadiisu ahayd u-kuurgalida habka ay u socdaan shaqooyinka iyo dardargelinta adeegyada bulshada.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Beddelna Magacaabay.

Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, isaga oo...