Arbaco 4 Nov 2026 {HMC} Wiil Soomaali ah ayaa iska soo tuuray Dabaq ku yaal xaafaeda Islii, ee Magaalada Narobia wuuna dhintay ka dib markii uu madaxa qarxay Allaha u naxariisto.
Lama oga sababta keentay in uu dabaqa iska soo tuuro, balse laamaha amniga ayaa bilaabay baaritaan sida ay warbaahinta Kenya u sheegeen Booliska.

