Turkiga oo Soomaaliya ka Bilaabay Kalluumeysi Tijaabo ah.

Arbaco 4 Nov 2026 {HMC} Turkiga ayaa sheegay in uu xeebaha Soomaliya ka bilaabay waxa uu ugu yeeray kalluumeysi tijaabo ah oo uu ka samaynayo gudaha Aagga Dhaqaale ee Gaarka ah ee Soomaaliya (EEZ).

Waxay baahiyeen sawirada Maraakiib ay sheegeen in ay fulinayaan hawlgal ah galbin iyo ilaalin markabka kalluumeysiga ee lagu magacaabo “Mustafa Korkmaz A”, kaas oo qorshuhu yahay inuu ka sameeyo sahamin iyo kalluumeysi tijaabo ah gudaha Aagga Dhaqaale ee Gaarka ah ee Soomaaliya (EEZ).

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Duqa Baladweyne oo kormeeray Mashaariic horumarineed oo ka socoto Magaalada.

Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Duqa Magaalada Beledweyne, Marwo Nadar Tabaax Maalin, ayaa kormeer rasmi ah ku tagtay dhismaha iyo fulinta mashaariic kala duwan...