Taliyaha Sirdoonka Turkiga oo Abu Dhabi kula Kulmay Madaxweyne-ku-xigeenka Imaaraadka.

Talaado 3 Nov 2026 {HMC} Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Turkiga, Ibraahim Kalın, ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay Madaxweyne-ku-xigeenka Imaaraadka Carabta, Mansour bin Zayed.

Arrimaha Soomaaliya, Suudaan, Itoobiya iyo Liibiya ayaa ka mid ah faylasha siyaasadeed iyo amni ee ay Turkiga iyo Imaaraadku ku loolamaan isku dhacyada hubaysan iyo khilaaf siyaasadeed ee gudahooda.

Tallaabooyinka labada dal ayaa saameyn toos ah ku yeesha isbeddellada siyaasadeed iyo kuwa milatari ee dalalkaas.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Duqa Baladweyne oo kormeeray Mashaariic horumarineed oo ka socoto Magaalada.

Khamiis 5 Nov 2026 {HMC} Duqa Magaalada Beledweyne, Marwo Nadar Tabaax Maalin, ayaa kormeer rasmi ah ku tagtay dhismaha iyo fulinta mashaariic kala duwan...