60 jir Guraceel ku Dilay Walaalkiisa iyo Caruur uu dhalay.

Jimc 30 Oct 2026 {HMC} Maxamed maxamuud Jimcaale oo 60 jir ah ayaa dilay Walaalkiis iyo labo caruur ah oo uu Adeer u yahay.

Labo caruur ah oo uu adeer u ahaa ayuu horey u dilay ,halka galabta sidoo kale uu dilay walaalkiis oo 70 jir ah, Ninkaan oo lagu magacaabo Maxamed Maxumed Jimcaale oo isna da’diisu tahay 60 Jir.

Lama oga sababata keentay dilka aabaha iyo caruurtiisa balse hada waxaa lagu xiray Saldhiga Booliiska Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wafdi Wasaaradda Qoyska oo Rwanda ka soo bartay Dib-u-habaynta Daryeelka Carruurta.

Jimco 30 Oct 2026 {HMC} Wafdi ka socda Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa maanta magaalada Kigali loogu soo gabagabeeyay safar waxbarasho oo...