Ciidanka DANAB oo Howlgallo Amni ka Wada Leego iyo Nawaaxiga Wanlaweyn–Buurhakaba.

Jimc 30 Oct 2026 {HMC} Ciidanka Kumaandooska DANAB ayaa howlgallo amni oo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaannada Leego, Jameeco iyo nawaaxiga waddada isku xirta Wanlaweyn iyo Buurhakaba.

Howlgallada ayaa lagu sheegay in lagu fashiliyey qorshayaal lagu carqaladeyn lahaa isku socodka shacabka iyo gaadiidka, iyadoo ciidamadu ay sii wadaan howlgalada lagu xaqiijinayo amniga. See less

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

60 jir Guraceel ku Dilay Walaalkiisa iyo Caruur uu dhalay.

Jimc 30 Oct 2026 {HMC} Maxamed maxamuud Jimcaale oo 60 jir ah ayaa dilay Walaalkiis iyo labo caruur ah oo uu Adeer u yahay. Labo...