Khamiis 29 Aktoobar 2026 {HMC} Goobaha ay ciidanka Uganda doonayaan in ay ka baxaan waxaa ka mid ah Balidoogle, Barawe iyo Qoryooleey. Uganda ayaa doonaysa in ay ciidankeeda isku gayso Xayndaabka Xalane iyo Garoonka Muqdisho.