Agaasimaha Hawlgabka iyo Liiltirka oo la magacaabay.

Khamiis 29 Oct 2026 {HMC} Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii talaadada ee shir-guddoomiyay Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ku ansixiyay Agaasimaha Guud ee Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah kadib soo jeedin ka timid Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Xilkan ayaa loo magacaabay Marwo Shukri Xasan Cusmaan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Ciidanka Suudaan oo Burburiyay 50 Gaari oo RSF ah, Shacabka Al-Khuway oo u Dabaaldegay Xoraynta Magaalada

Axad 15 Nov 2026 {HMC} Diyaaradaha dagaalka Suudaan ayaa burburiyay kolonyo gaadiid ciidan ah oo ka koobnayd illaa 50 gaari dagaal, kuwaas oo ay...