Jimco 9 Oct 2026 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda Hindiya, S. Jaishankar, ayaa maanta gaaray Addis Ababa, halkaas oo uu kulan kula yeeshay dhiggiisa Itoobiya, Gedion Timothewos.
Booqashadan ayaa ku soo beegantay xilli xiisadaha Geeska Afrika ay sii kordhayaan, iyadoo India iyo Itoobiya ay sidoo kale xoojinayaan iskaashigooda dhinacyada difaaca iyo amniga.
Labada dal waxay xubin ka yihiin BRICS, waxaana xiriirkooda istiraatiijiga ah la xoojiyay sannadihii u dambeeyay

