Khamiis 1 October 2026 {HMC} Faah faahinta dhegesyso “Allah ha u naxariisto walaalkeen Nuur Cali Cawlest (Nuur dheere) oo si weyn looga yiqaanay Koonfur Afrika ayaa caawa lagu dilay bartamaha magalada Durban ee gobolka KwaZulu-Natal
Sida ay wararku sheegayaan koox hubeeysan oo dhacayay dukaan ganacsi oo Soomaali leedahay ayaa dilka geeystay
Booliska Magdada Durban ayaa Dhinac kale la xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen labo kamid ah burcad a hubeeysan ee dhaca dilka geeystay

