Ruushka oo si cad ugu hanjabay in uu Yurub ku weerarri doono hub nukliyeerka.

Arbaco 30 Sep 2026 {HMC} Ruushka ayaa si cad ugu hanjabay inuu Yurub ku weerarri doono hub nukliyeer ah haddii la isku dayo in la go’doomiyo Kaliningrad, taas oo keeni karta dagaal toos ah oo dhex mara Ruushka iyo NATO,sida ay werisay Reuters.
Fiiro gaar ah;

Kaliningrad waa dhul ka tirsan Ruushka, balse aan si toos ah ugu xidhneyn dhulka Ruushka intiisa kale. Waxay ku taallaa xeebta Badda Baltic,waxaana ka xiga dhulka kale ee Ruushka dalal kale.

Kaliningrad waxay xuduud la leedahay Poland iyo Lithuania, oo labaduba xubno ka ah NATO.Sidaas darteed, haddii la xiro waddooyinka dhulka ama marinnada kale ee isku xira Kaliningrad iyo Ruushka, Moscow waxay u arki kartaa arrintaas isku day lagu go’doominaayo dhulkan muhiimka u ah dhinaca militariga iyo istaraatiijiyadda ee Ruushka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo booqday goobtii dhawaan uu ka dhacay qaraxii ismiidaaminta Ahaa.

Arbaco 30 Sep 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday goobtii dhawaan uu ka dhacay qarax baabuur...