Dowladda UK oo ku dhawaaqday in qaabilayso qaxoonti Cusub.

Isniin 28 Sep 2026 {HMC}  Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday in qaabilayso qaxoontida, iyada oo dadka dalkaas doonaya u furaysa jid ammaan ah, sida ay shir-jaarid ku sheegtey Xoghayaha Arrimaha-gudaha Shabana Maxamuud oo xustay in ay si gaar ah u soo dhoweynayaan gabdhaha.
Wasiirku waxa ay sheegtey in nidaamyo kala duwan dadka lagu qaabilayo oo ay ku jirto; ka-faale qaad qoys (sponsorship), ka-faale qaad arday, waxa kale oo la furi doonaa nidaam dib-u-dejin oo ay badhi taarayso Qaramada Midoobey.
Boqortooyadu waxa ay sheegtey in ay tan kaga hortegeyso tahriibka ayna albaabadeeda u furayso magangelyo-doonka gaar ahaan dadka Falastiin & Afgaanistaan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Sucuudiga oo casuumaad u fidisay Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka Carabta,

Isniin 28 Sep 2026 {HMC}  Dowladda Sucuudiga oo casuumaad u fidisay Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka Carabta, Sh.Mansuur Al-Nahyaan, iyada oo boqortooyadu garab u raadinayso dagaalka...