Ciro Dani iyo Axmed Madoobe oo maanta Imaaraadka kula Kulmay Netanyahu.

Ra iisulwasaara Israa’iil oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Imaaraadka Carabta, xili ay halkaas ku sugan yiohiin Madaxweynayaasha Maamulka Puntland, Jubbaland iyo Somaliland

Safarka uu Netanyahu ku tagay Imaaraadka waxaa Sheegay qaar kamid ah warbaahinta Israa’iil sida Channel 12

Dhianaca kale si rasmi ah looma oga xiriirka ka dhaxeeyo Safarka Ra iisulwasaara Israa’iil iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland & Somaliland oo dhamaantood si qarsoodi ah ku tagay magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka Carabta.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Turkiga oo Mareykanka ku marti galisay kulan looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Axad, 27 Sep 2026 {HMC}  Dowladda Turkiga ayaa magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ku marti galisay kulan looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya gaar...