WAR DEG DEG AH:Madaxwayne Dani oo ka codsaday Qaramada Midoobay in Puntland ay ka godo Soomaaliya.

Arbaco ,23 Sep 2026 {HMC} Madaxwayne Sicid Cabdilaahi Dani ayaa codsi rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo uu kaga codsanayo in Puntland gooni uga godo Soomaaliya inteeda kale, isaga oo arrintaas sabab uga dhigay in shacabka reer Puntland ay ku cadaadinayaan in ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Geeska Afrika wuxuu galay marxalad cusub: yaa u adkaysan kara isbeddelka.?

Arbaco ,23 Sep 2026 {HMC} Gobolka Geeska Afrika wuxuu wajahaya marxalad ka duwan waqti kasta oo hore, taas oo lagu tijaabinayo cidda xukunka haysa,...