Ergada Iiraan wada hadalo ma layeelan karaan Dowladda Mareykanka.

Arbaco ,23 Sep 2026 {HMC} Wakaaladda wararka Iiraan ee Tasnim ayaa warbixin ay maanta baahisay ku sheegtay in kulankii wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi, uu shalay New York kula yeeshay ergada Mareykanka, kaas oo la sheegay in looga hadlay sidii dib loogu bilaabi lahaa wada-hadallada u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, uusan haysan oggolaanshaha hay’adaha Iiraan ee ku shaqada leh dejinta siyaasadda arrimaha dibadda, oo ay ku jirto Golaha Sare ee Amniga Qaranka Iiraan.

Taas waxay ka dhigan tahay in wax kasta oo kulankaas lagu heshiiyay ama looga hadlay aysan si toos ah uga dhignayn go’aamo rasmi ah dhinaca Iiraan ka dhaqangeli kara, maadaama aysan haysan oggolaanshaha hay’adaha awoodda u leh inay go’aannada noocaas ah ansixiyaan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Geeska Afrika wuxuu galay marxalad cusub: yaa u adkaysan kara isbeddelka.?

Arbaco ,23 Sep 2026 {HMC} Gobolka Geeska Afrika wuxuu wajahaya marxalad ka duwan waqti kasta oo hore, taas oo lagu tijaabinayo cidda xukunka haysa,...