Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Afhayeenka Xuutiyiinta Yemen, Maxamed Bukhaiti ayaa waraysi maanta la sii daayay oo uu siiyay telefishinka Ruushka ee RT, wuxuu soo bandhigay waxa u dambeeya ee ay doonayaan inay ku gaaraan dagaalka ay ka wadaan Yemen.
Wuxuu yiri;
“Ujeeddada dagaalkeenna weli waa xoreynta Yemen iyo soo celinta madax-bannaanideeda iyo qarannimadeeda, iyadoo la soo afjarayo gardarrada Sacuudiga iyo xannibaadda.”

