Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Furitaanka shir heer Wasiiro ah kaas oo looga hadlayay arrimaha Quddus.

Qamiis/7/ August  2026 {HMC}Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdi Salaan Cali Dhaay, ayaa ka qayb galay furitaanka Shir Heer Wasiiro ah isla markaana lagu gorfeenayay Arrimaha Quddus, kaas oo ka furmay magaalada Cammaan, kuna qabsoomay martigelinta Boqortooyada Haashimiyiinta ee Urdun. PoliticalNews Analysis

Shirkaan ayaa isugu keenay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Islaamka si ay uga yeeshaan mowqif mideysan xaaladaha ka taagan magaalada Quddus iyo dhulka Falastiin.
Intii uu shirku socday, Wasiir Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa wada tashiyo laba geesood ah la yeeshay qaar ka mid ah dhiggiisa, isagoo sheegay garab istaagga aan leexleexadka lahayn ee Dowladda Soomaaliya u hayso shacabka Walaalaha ee Falastiin iyo sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga iyo isku duwidda dalalka Carabta iyo Islaamka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Somali Airlines oo Bilaabeyso duulimaadkeeda ugu horreeya Bisha soo socoto.

Axad 16 Aug 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkadda diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines ay duulimaadkeedii ugu horreeyay sameyn doonto bisha...