Soomaaliya iyo Turkiga ayaa isku raacay inay xoojiyaan iskaashiga dhinaca badda

Isniin 27 Julay 2026 {HMC} Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa isku raacay inay xoojiyaan iskaashiga dhinaca badda, kaddib booqasho ay Muqdisho ku yimaadeen wafdi ka socday Wasaaradda Beeraha Turkiga.

Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa wada-hadallo la yeeshay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya, Abdulkadir Mohamed Nur.

Guddoomiye ku-xigeenka Xarunta Cilmi-baarista Kheyraadka Badda Soomaaliyeed, Cabdiraxiin Warsame Diriye, ayaa sheegay in labada dhinac ay ku heshiiyeen inay sii xoojiyaan wada shaqeynta iyo maalgashiga dhinaca kalluumeysiga.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Somali Airlines oo Bilaabeyso duulimaadkeeda ugu horreeya Bisha soo socoto.

Axad 16 Aug 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkadda diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines ay duulimaadkeedii ugu horreeyay sameyn doonto bisha...