Trump oo sheegay in Mareykanku uu noqon doono ‘ilaaliyaha’ marin biyoodka Hormuz isla markaana uu qaadi doono canshuuraha

Isniin 13 July 2026 {HMC} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu dib u bilaabi doono go’doomintii uu ku hayay Iiraan, isla markaana uu “noqon doono ilaaliyaha” Marinka Hormuz, iyadoo ay sii kordheyso xiisadda Iiraan oo halis gelinaysa dadaallada loogu jiro nabad waarta.

Trump ayaa hadalkan ka sheegay wareysi uu siiyay Fox News iyo qoraal uu ku qoray Truth Social Isniintii, wax yar ka dib markii Mareykanka iyo Iiraan ay is dhaafsadeen weerarradoodii ugu dambeeyay. Iiraan waxay sheegtay inay mar kale weerartay goobaha militariga Mareykanka ee Bahrain, Kuwait, Cumaan iyo Urdun, halka ciidamada Mareykanka ay bartilmaameedsanayeen magaalooyinka dekedda leh ee ku teedsan xeebta Iiraan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...