Wada-hadallo u dhexeeya Golaha Mustaqbalka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Biri Muqdisho ka Furmaayo.

Isniin 6 July 2026 {HMC} Waxaa lagu wadaa in berri oo Talaado ah magaalada Muqdisho ay ka furmaan wada-hadallo u dhexeeya Golaha Mustaqbalka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo diiradda lagu saarayo arrimaha siyaasadda, doorashada iyo marxaladda kala-guurka.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka noqonaya dowladda Turkiga iyo wakiillo ka socda beesha caalamka, iyadoo la filayo in la isku soo dhoweeyo aragtiyada kala duwan isla markaana laga wada hadlo dammaanad-qaadka fulinta heshiis kasta oo laga gaaro wada-hadallada.

Golaha Mustaqbalka ayaa miisaka saaraya doorasho toos ah oo ku saleysan 4.5, halka DFS ay weli ku adkaysanayso doorashadeeda tooska ah ee xisbiyada.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Netanyahu oo baahiyay Muqaal uu ku muujinaayo in uu ku guuleeysanaayo Doorashada Israa’iil.

Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Netanyahu oo baahiyay Muqaal uu ku muujinaayo in uu ku guuleeysanaayo Doorashada Israa'iil. Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Netanyahu ayaa soo dhigay...