Taliyaha Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka Nisa oo xero ciidan ka kadhagax dhigay Balanbal

Talaado, Juun 30, 2026 {HMC}  Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta dhagax dhigay Xero ay NISA ku yeelanayso Magaalada Balanbal ee Gobolka Galgaduud si looga shaqeeyo adkaynta Amniga Magaaladaas & Deegaannada hoostaga.

Saraakiil katirsan Taliska Sirdoonka ee Balanbal ayaa kulan la qaatay Agaasime Mahad Maxamed Salaad iyaga oo la wadaagay xogaha la xiriira qaabka ay u howlgallaan ciidamada NISA iyo baahida loo qabo xeradaas.

NISA ayaa billowday in ay xarumo ciidan ka dhisato deegaanno katirsan Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, Agaasimaha hay’addaas ayaa safar dhulka ah isaga kala gudbay degmooyin katirsan Gobolkaas.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...