Deni oo Garoowe ka billaabay kulamo looga hadlayo culayska siyaasadeed uu ka dareemay ciidanka Federaalka

 Axad June 28, 2026 {HMC}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ka billaabay kulamo la xiriira culayska uu ka dareemayo ciidanka Federaalka ee deegaannada maamulkaas ku sugan.

Sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan, Siciid Deni ayaa maanta lagu wadaa in uu la kulmo Odoyaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta, Saraakiisha, Bulshada Rayidka iyo dhinacyo kale si uu ugu bandhigo culayska siyaasadeed uu ka dareemayo ciidanka Federaalka.

Siciid Deni ayaa xubnahaas kala hadlaya sidii ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen xal u helista arrintaan oo sababi karta gacan qaad waa marka la eego hadallada adag ee labada dhinac is dhaafsadeen maalmihii lasoo dhaafay.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...