Howlgallo ka dhan ah Ajaanibta oo Soomaalida qaybta ka tahay oo ka socda Bariga Liibiya

 Axad June 28, 2026 {HMC}Howlgallo ka dhan ah Dadka kasoo jeeda Dalalka Soomaaliya, Suudaan, Itoobiya & Eretareeya ayaa ka socda Bariga Dalka Liibiya kaddib markii dhowaan uu amar kasoo baxay Maamulkaas halkaas ka taliya oo gabi ahaan Dadkaas ka mamnuucay in ay tagaan deegaannadooda.

Ciidamada ammaanka ayaa hubinaya Gaadiidka isaga kala gudba Magaalooyinka iyo goobo la sheegay in la dejiyo Dadka tahriibayaasha si ay usoo qabtaan muwaadiniinta afartaas dal ee laga mamnuucay bariga Liibiya.

Liibiya waxa ay xuddun u noqotay Tahriibayaasha kuwaas oo la sheegay in ay uga soo kala gudbaan Dalalka xuduudda la leh, waxaa jira Kooxo u dhashay Dalkaas oo lacago badan ka hela kala gudbinta Dadkaas si ay ugu fududeeyaan ku safarka Badda Mediterranean.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...