WAR DEG DEG AH: Iiraan oo Sheegatay inay Gacanta ku Dhigtay Diyaarado Drones ah oo Mareykanku Leeyahay.

isniin 2 Nev 2026 {HMC} Iiraan ayaa waxyar ka hor shaacisay inay heshay tiknoolajiyad dagaal oo awood u leh in la afduubo diyaaradaha sahanka ah, iyadoo ciidanka ilaalada kacaanka ay ku dhawaaqeen 24 saac ee u dambeysay inay Iiraan la wareegtay labo diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn oo Mareykanku lahaa xilli ay ku duulayeen hawada ku dhow jasiiradda Qeshm, kuwaasoo gacanta u galay ciidanka Iiraan, sida ay baahisay Al Jazeera.

Warbixintan waxaa lagu sheegay ciidanka Iiraan inay dhulka dhigeen diyaarad kale oo Mareykanku leeyahay oo ah nooca aan duuliyaha lahayn ee MQ-9 Reaper oo ku fadhisa 33 milyan oo doolar.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Somalia and Kenya Move to Strengthen Joint Cooperation Commission

Mogadishu, Somalia | 2 November 2026 Permanent Secretary H.E. Hamza Adan Haadow received Kenya's Ambassador to Somalia, H.E. Kubai Iringo, to advance bilateral cooperation...