WAR DEG DEG AH: Ciidamada Soomaaliya iyo Turkiga oo soo Furtay Markabka MV Latuf.

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Ciidanka Badda Turkiga oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal. Ciidamada ayaa wareegay Markabka kaas oo hadda u socdaalaya si nabad ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Maayirka New york oo sheegey in uu xabsi dhigidoono Netenyaahu.

Sabti 19 Sep 2026 {HMC} Sida ay werisey warbaahinta Israaiil ee i24News: Netenyaahu oo ku wajahan kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaan ka...