Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Amniga Dalka.

Jimco 24 July 2026 {HMC} Qunsuulka Safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa, oo uu weheliyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlaayay dardargelinta iyo dhammaystirka hawlaha geedi socodka kala-guurka amniga dalka, waxaana Kulanka uu ka dhacay Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta geeddi-socodka kala-guurka amniga, xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha dowladda iyo saaxiibbada caalamiga ah.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Shimbir ka soo duushay dalka Hungary oo 5,180km kaddib ku dhimatay degaanada Puntland.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee...