Taliyaha Qeybta 1-aad ee Gorgor oo Kormeerka ku tagay Ceeldheer

Sabdi 1 Agoosto  2026 {HMC}Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor, G/Sare Saahid Jaamac Jaamac Faarax, ayaa kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee bariga gobolka Galgaduud.

Taliyaha ayaa waxaa si diirran halkaasi ugu soo dhaweeyay Taliyaha Guutada 17-aad ee Kumaandooska Qeybta 1-aad ee Gorgor iyo saraakiisha guutada.

Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd u kuurgalka xaaladda amniga degmada, la kulanka saraakiisha iyo ciidamada ku sugan halkaasi, iyo dhiirigelinta ciidamada ee gudashada waajibaadkooda qaran.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, halkaas oo...