Pakistan oo Cumaan kala Hadashay Joojinta Weerarrada Xuutiyiinta ee Sacuudiga.

Arbaco 14 October 2026 {HMC} Dowladda Pakistan ayaa Dowladda Cumaan kala hadashay sidii ay xuutiyiinta u joojin lahaayeen weerarada ay ku hayaan Wadanka Sacuudiga.

Dowladda Cunmaan oo xiriirka la leh kooxda Xuutiyiinta dalka yemen ayeey Dowladda Pakistaan ka dalbatay joojinta weerarrada ay ku beegsanayaan goobaha rayidka ee Dalka Sacuudiga.

Wasiirka arrimaha dibadda wadanka Pakistan,Ishaq Dar ayaa sheegay in Pakistan ay diidantahay weerarrada kooxda Xuutiyiinta ku hayaan gudaha Wadanka Sacuudiga, sida ay baahisay Warbaahinta Al Jazeera.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiirka beeraha Soomaaliya oo loo qabtay 48 saacadood.

Arbaco 14 October 2026 {HMC} Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Khayraadka Badda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ka dalbaday...