Maxaa dhaq dhaqaaqa oo ka socda Magaalada Muqdisho?

Jimco 5 June 2026 {HMCMagaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo ay kawada wadaan Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka si ay uga tashtaan qorshaha siyaasadeed ee xigi kara dagaalladii ka dhacay Muqdisho iyo waan-waanta la kala dhex dhigay.

Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir waxaa weli ka socda kulamo gaar gaar ah oo xooggooda looga hadlayo sidii xasiloonida dib loogu soo celin lahaa maadaama ay ka muuqdaan raadadka colaaddii halkaas ka dhacday.

Guddiyo isugu jira mas’uuliyiin Dowladeed iyo duubab dhaqameed ayaa ku howlan sidii xal waara loogu heli lahaa ciidamada halkaas wada jooga ee dhowaan ku dagaalamay xaafado kamid ah Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...