Mareykanka oo hadda oggaaday in ay Pakistan saldhiyadeeda iyo garoommadeeda militari ku haysay dhammaan diyaaradaha dagaalka Iiraan.

Isniin 11 May 2026 {HMC} Mareykanka wuxuu hadda oggaaday inay Pakistan saldhiyadeeda iyo garoommadeeda militari ku haysay dhammaan diyaaradaha dagaalka Iiraan,si looga fogeeyo weerarrada Mareykanka iyo Israa’iil intii lagu jiray dagaalka, iyadoo Pakistan xilligaa u dhaqmaysay dhex dhexaadiye aan dhinacna raacaysanayn ,sida ay werisey CBS News oo xiganaysa saraakiil Mareykan ah.

Tallaabadan ma cadda inay ku filantahay haddii Mareykanka isku diyaarinayo sidii dhex dhexaadinta uu uga wareejin lahaa Pakistan oo hadda ay bilowdeen eedeymo loogu muujinayo inay taageersan Iiraan, ka dib markii Mareykanka ku guul-darraystay inuu Pakistan ku riixo in ay cadaadis saarto Iiraan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...