Maraykanka oo isku diyaarinaya weerar cusub oo lagu qaado Iran.

Sabti 23 May 2026 {HMC} Warbaahinta CBS News ayaa werisay in Mareykanka ay isku diyaarinayso wareeg cusub oo weerarro militari ah oo ka dhan ah Iran, iyadoo dadaallada diblomaasiyadeed ay weli socdaan.

Horey, shabakadda wararka Axios ayaa sheegtay, iyadoo soo xiganaysa laba sarkaal oo Mareykan ah, in Donald Trump uu kulan la yeeshay xubno sare oo ka tirsan kooxdiisa amniga qaranka si ay si dhab ah uga wada hadlaan suurtagalnimada weerarro cusub oo lagu qaado Iran haddii wadaxaajoodyadu fashilmaan.

Isla waqtigaas, Taliyaha Ciidanka Pakistan Asim Munir iyo wafdi ka socda Qatar ayaa dadaal xooggan ka wada Tehran si loo yareeyo khilaafaadka loogana hortago dagaal cusub.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Maxay yihiin shuruudaha ay Dowladda Eritrea ku xirtay wadahadal ay la gasho Itoobiya.?

Arbaco 11 Nov 2026 {HMC} Eritrea ayaa shuruud ku xirtay xilli dalal ay ka mid yihiin Ruushka iyo Shiinaha ay wadaan dadaallo diblomaasiyadeed oo...