Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu wadaa in uu shaaciyo natiijada Imtixaanka Dugsiga Dhexe

Axad 9 Aug 2026 {HMC}Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu wadaa in uu shaaciyo natiijada Imtixaanka Dugsiga Dhexe ee sannad dugsiyeedka 2025/2026 oo ay galeen Arday gaaraysa 46,225 Arday oo isugu jiray wiilal iyo Gabdho.Geographic Reference

Shaacinta natiijada Imtixaanka waxaa indhaha ku haya Waalidiin, Ardayda Imtixaankaas gashay, Dugsiyada ay wax ku barteen iyo kuwo kale, waxaana la shaacin doonnaa kaalmaha hore Ardaydu sida ay u kala galeen.

Imtixaankaas waxaa laga qaaday 24,717 Wiil iyo 21,508 Gabdhood kuwaas oo Imtixaanka ku kala galay 125 Xarumood, waxaana maanta ugu dambayn ay sugayaan natiijada ay heleen oo muhiim u ah howlaha geeddi socodka dhinaca Waxbarashadooda.

 

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Yemen oo Jabuuti kala hadashay xoojinta dadaallada lagu joojinayo maalgelinta Xuutiyiinta.

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC}  Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta,...