Kulan Biri ku dhaxmaridoono Muqdisho Madaxweyne Xasan Saciid Dani iyo Shiikh Shariif.

Arboco 13 May 2026 {HMC} Berri oo taariikhdu tahay 13-ka May, waxaa la filayaa inuu gudaha garoonka diyaaradaha ka qabsoomo kulan u dhexeeya Madasha Mucaaradka (Future Council) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay fududeynayaan safiirrada Mareykanka iyo Britain.

Dhinaca mucaaradka waxaa kulanka uga qeyb geli doona Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, halka dowladda ay uga qeyb geli doonaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Saalax Jaamac.

Kulanka waxaa dhexdhexaadin doona Safiirka Britain Charles King iyo Ku-simaha Safiirka Mareykanka Justin Davis.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...