Axad 1 Nev 2026 {HMC} Itoobiya ayaa sheegtey in ay diyaar u tahay in ay si weyn uga qayb-qaadato shirarka & la-tashiyada Afrika ee arrimaha badda, sida uu warbaahinta u sheegey Taliye ku-xigeenka ciidanka Badda Itoobiya, Admiral Gezu.
Taliyuhu wuxuu kale oo xusey in isu-imaatin ka dhacay AddisAbaba oo dhexmaray Itoobiya, Jabbuuti, Yemen, Cummaan, Somaliland & Puntland lagu xoojiyey helitaanka marin-badeed ee Itoobiya dooneyso.

