Iiraan oo ku guuleysatay in ay geyso Yeman qalab lagu horumariyo gantaallada diyaaradaha aan duuliyaha iyo saraakiil Sarre oo ka tirsan ciidanka Ilaalada Kacaanka.

Khamiis 23 July 2026 {HMC} Iiraan ayaa la sheegay inay ku guuleysatay qalab lagu horumariyo gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka Ilaalada Kacaanka iyo la-taliyeyaal militari inay u dirto gudaha Yemen, si ay gacan uga siiyaan Xuutiyiinta inay sare u qaadaan awoodda gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, sida lagu sheegay warbixin gaar ah oo ay maanta baahisay wakaaladda wararka ee Reuters.

Warbixintan ayaa sidoo kale soo bandhigtay inay jirto suragalnimo ay Iiraan isugu diyaarinayso dagaal ballaaran iyo weerarro jihooyin kala duwan ah oo ay isaga caabiso, xilli uu sii xoogaysanayo dagaalka u dhaxeeya Mareykanka iyo Iiraan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Shimbir ka soo duushay dalka Hungary oo 5,180km kaddib ku dhimatay degaanada Puntland.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee...