Dowladda Koonfur Afrika Oo ciidamo milatari iyo boolis u daadgureeysay Magalada Durban.

Axad 11 Oct 2026 {HMC} Dowladda Koonfur Afrika Oo ciidamo milatari iyo boolis u daadgureeysay bartamaha magalada Durban kadib Dibadbaxyo rabshado isku bedalay.

Ciidamada milatariga iyo booliska ayaa roondo ka samaynaya bartamaha magaalada Durban (Durban CBD), kaddib rabshadihii watay khalalaaha watay ee ka dhacay magalada Durban Kasi oo looga soo horjeeday qaabilaadda codsiyada dadka cusub ee magangelyo-doonka ah.

Rabshadaha iyo khasaaraha ayaa dhaliyay in gadiid iyo dukaamo ganacsi la gubo Lana bililiqeysto.

Ciidamada ayaa la geeyay bartamaha Durban 10-ka Oktoobar, waxaana la qorsheeyay in hawlgalkoodu ay kuso celinayaan kala dambeynta uu socdo ilaa 31-ka Oktoobar.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

israsaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta dhacday suuq ku yaalla Magaalada Garoowe.

Axad 11 Oct 2026 {HMC} laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii nin hubaysan uu rasaas...