Ireland oo dalkeeda ka mamnuucday Wasiiro ka tirsan Israaiil.

Jimco 5 June 2026 {HMC} Dowladda Ireland ayaa dalkeeda in ay galaan ka mamnuucday Wasiirrada Amniga & Maaliyadda ee Israa|l,Ben-Gvir & Bezalel.

Kalhore waxa isla wasiirradan oo ah midig-fog cunaqabateyn saaray UK, Australia, Norway, Kanada iyo New Zealand, iyaga oo ku eedeeyay; kicinta rabshadaha soo noqnoqda ee ka dhanka ah bulshada Falastiiniyiinta.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH: Shariif Sheekh oo Maxkamadda Sare u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax-ka-beddelka Dastuurka.

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax...