{DAAWO SAWIRADA} Dowladda Ruushka oo qabatay qabtay bisad daroogo lagu gurdbinaayay.

Jimco 24 July 2026 {HMC} Maamulka xabsiyada Ruushka ayaa qabtay bisad loo adeegsaday in daroogo lagu geliyo xarun asluubeed oo ku taalla gobolka Nizhny Novgorod.

Saraakiisha ayaa bisadda ka helay laba qoor-xir oo gacan-ku-samays ah oo ay ku jireen maandooriye. Kadib markii la wareegay daroogada, bisadda ayaa baaritaan caafimaad lagu sameeyay, dib ayaana loo sii daayay.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Shimbir ka soo duushay dalka Hungary oo 5,180km kaddib ku dhimatay degaanada Puntland.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee...