{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliya oo karantiishay muwaadin la safray qof u geeriyooday Cudurka Ebola.

Talaado 13 Oct 2026 {HMC} Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in si ammaan ah loo karantiilay muwaadin Soomaaliyeed oo la xaqiijiyey inuu la soo safray qof u geeriyooday cudurka Ebola, iyadoo aan weli la xaqiijin in muwaadinka laftiisu uu qabo cudurka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Somalia and Kenya Move to Strengthen Joint Cooperation Commission

Mogadishu, Somalia | 2 November 2026 Permanent Secretary H.E. Hamza Adan Haadow received Kenya's Ambassador to Somalia, H.E. Kubai Iringo, to advance bilateral cooperation...