{DAAWO MUQAALKA} ShIIkh Cali Wajiis oo ka cabanaayo dhul boob.

Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah culimada sida weyn u taageersan Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka cabanaayo dhul boob

Shiikha oo ku sugan duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu halkaas u tagay in uu difaaco dhul uu sheegay in uu sharci u haysto balse dowladda ay sheegtay in dhulkaas uu yahay dhul dowladeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Erdogan oo sheegay in heshiiska difaaca ee Maka uusan ku wajahneyn Iiraan ama Israa’iil.

Jimco, 25 Seb 2026 {HMC} Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Heshiiska Difaaca Wadajirka ah ee Maka ee u dhexeeya Turkiga, Bakistaan iyo...