{DAAWO MUQAALKA} Dowladda oo Ciidamo Cusub ku wareejisay Baraha Koontorol ee Muqdisho.

Jimco 8 May 2026 {HMC} Madaxtooyada Soomaaliya ayaa isbeddel ku sameysay saraakiisha iyo ciidamada ku sugan baraha koontaroolka ee laga soo galo magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamadii iyo taliyeyaashii hore lagu beddelay kuwo cusub.

Tallaabadan oo muddooyinkii u dambeeyay si tartiib ah u socotay ayaa lagu sheegay qorshe lagu adkeynayo ammaanka caasimadda, gaar ahaan baraha laga soo galo Muqdisho iyo goobaha lagu hubiyo gaadiidka. Hase yeeshee, ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in arrintu sidoo kale leedahay miisaan siyaasadeed oo la xiriira marxaladda kala guurka iyo loolanka doorashada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...