Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay Go’aanka Mareykanka ee Dib loogu Cusbooneysiiyey Taageerada Howlgalka UNSOS iyo AUSSOM.

Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Go’aanka Mareykanka ee Dib loogu Cusbooneysiiyey Taageerada UNSOS iyo AUSSOM Hal Sano Kale.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhoweyneysaa go’aanka Mareykanka ee ku aaddan dib-u-cusbooneysiinta maalgelinta Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS) iyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) muddo hal sano oo kale ah.

Go’aankani wuxuu xaqiijinayaa xiriirka iskaashi ee waara ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka, kaas oo ku qotoma dagaalka wadajirka ah ee lagula jiro argagixisanimada.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Duqeymo Culus oo laga Fuliyey nawaaxiga Leego, iyo Ciidanka Danab oo Howlgal Culus Wado.

Isniin 16 Nov 2026 {HMC} Duqeymo xooggan oo dhanka cirka ah ayaa saaxiibada caalamka ka fuliyeen agagaarka deegaanka Leego iyagoo garab iyo taageero siinaya...