Markii ugu horreysay diyaarad Ku shaqeeyso koronto oo la tijaabiyay.

Sabti 14 Nov 2026 {HMC} Dowladda Shiinaha ayaa markii ugu horreysay tijaabiyay diyaarad koronto ku shaqaysa oo qaadi karta 19 qof, iyadoo duuliye saaran yahay. Diyaaraddu waxay ku socon kartaa 300 km saacaddii, waxayna duuli kartaa masaafo dhan 400 km.

Ka hor tijaabadan, waxay samaysay 19 duulimaad oo ay iskeed isu maamulaysay iyadoo uusan duuliye saarnayn.

Weli lama siin oggolaanshaha duulimaadyada rakaabka, balse Shiinuhu wuxuu doonayaa in diyaaraddan ay mustaqbalka dadka isaga kala qaaddo magaalooyinka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu dambeye Soomaaliya Iyo caalamka 14-11-2026.

Sabti 14 Nov 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta HMC Somali TV. HOOS KA DAAWO...