Ciidanka Danab oo Howlgallo Ka Fuliyey Bay iyo Shabeellaha Hoose.

Khamiis 15 Oct 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad Danab ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaanno badan oo ku yaalla aagga isku xira Gobollada Bay iyo Shabeellaha Hoose, oo ay ka mid yihiin deegaannada Kabo, Hirig, Leego iyo deegaanno kale oo ku teedsan aaggaas.

Howlgalladan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee ciidanka Danab ugu jiraan sugidda amniga, la dagaallanka Khawaarijta iyo xaqiijinta nabadgelyada shacabka ku nool deegaannadaas.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Booliis ah maanta Geeysay degmada Waajid ee gobołka Bakool.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo ka tirsan Booliiska maanta ka dejisay degmada Waajid ee gobołka Bakool. Guddoomiyaha degmada Waajid, maamulka iyo saraakiisha amniga ayaa si...