{DAAWO MUQAALKA} Laftagareen iyo Taliye Shub oo lagu daray Liiska Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Soomaaliya”

Talaado 13-October, 2026 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Liiska Qaran ee Cunaqabateynta Maaliyadeed ee cayiman ku dartay Lafta-Gareen,Taliye Shub iyo Xubnaha kale hogaaminaya ciidanka daacadda u ah Madaxweynihii hore ee KGS Cabdicasiis Laftagareen ee fadhigoodu yahay duleedka Baydhabo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA LAFTA GAREEN

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Hirshabeelle oo Sheegtay in Rag Hubeysan oo Rasaas ku Furay Diyaarad Qaramada Midoobay leedahay oo ku sugnayd Garoonka Beledweyne.

Arbaco 25 Nov 2026 {HMC} Hirshabeelle ayaa sheegtay in rag hubeysan oo ku sugan gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne ay galabtii Arbacada ahayd rasaas...