Arbaco 25 Nov 2026 {HMC} “Trump ayaa ka hortagay inuu qarxo dagaalkii saddexaad ee adduunka. Haddii dagaalka Ukraine ku sii socon lahaa sidii uu ahaa xilligii Biden, dagaalku wuu sii fidi lahaa, waxaana suuragal ahayd in dalal kale ay ku soo biiraan.”
“Waxaa laga yaabaa inuusan gaarin heer uu noqdo dagaal saddexaad oo adduunka ah, balse dalalka NATO ayaa iyaguna dagaalka ku lug yeelan lahaa….Trump ayaa arrintaas ka hortagay.”

