Soomaaliya oo Soo Ceshatay Code-kii IATA ee Tigidyada Diyaaradaha.

Talaado 13 October 2026 {HMC} Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, ayaa dhanka kale, warbixin faahfaahsan usoo jeedisay golaha oo ku shaacisay soo celinta nidaamka code-kii Soomaaliya ee IATA, ee lagu maamulo Tikidhada diyaaradaha, nidaamkan oo ah xuquuq weyn oo usoo laabatay dalka.

Nidaamkan ayaa muhiim u ah awoodda Soomaaliya ee maareynta iyo nidaaminta adeegyada tigidhada duulimaadyada, gaar ahaan hab-raacyada tigidhada iyo xiriirka nidaamyada safarada caalamiga ah, si loo adkeeyo maamulka iyo tayada adeegyada Duulista Rayidka ee dalka, shacabkana loogu soo celiyo xuquuqo ka maqnaa.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Maalik Hashi oo Taariikh ka Dhigay Arsenal iyo Champions League.

Arbaco 14 Octobar 2026 {HMC} Talaado 13, October 2026 {HMC} Ciyaaryahankii u horreeyay oo asal Soomaali ah, Maalik Hashi ayaa qayb ka ah liiska kooxda...