{DAAWO SAWIRADA} Kumaandooska Turkiga iyo Kumaandooska Soomaaliya ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoollatus Ciidan.

Jimco 9 October 2026 {HMC} Guutada 2-aad ee Kumaandooska dalka Turkiga iyo Guutada Kumaandooska Gorgor ee Soomaaliya, ayaa intii u dhaxaysay 16-kii illaa 18-kii Sebtembar 2026, si wadajir ah u sameeyay dhoollatus dhanka dhulka ah iyo tababar socod ciidan oo ka dhacay dhul buuraley ah.

Tababarkan milateri ayaa diiradda lagu saaray xoojinta adkaysiga ciidamada, isku-dubaridka hawlgallada wadajirka ah, iyo sare u qaadista awooddooda hawlgaleed marka ay ka hawlgalayaan dhulalka qalafsan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Waa tuma Sagal Cabdi oo ku guulaysatay kuriga ra’iisul Wasaarihii hore ee Uk?

Jimco 9 Oct 2026 {HMC} Sagal Cabdi Wali waa qofkii ugu horreyay ee Soomaali ah oo loo doorto xildhibaan ka tirsan Aqalka Hoose ee...