Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Ciidanka Booliska Somaliland oo Wariye Hassan Galeeydh Oo kamid ah saxafiyiinta ka howlgalo deegaanada Maamulka Somaliland.
Wariyaha Waxaana laga soo xiray magaalada Gabiley, isagoo shaqo u joog halkaas, waxaana loo soo qaaday Hargeysa
Somaliland ma sheegin sababta ay u xiratay Wariyaha, Mana jiro dhinac kale oo sheegay sababta loo xiray Wariye Xasan galeeyr.

